Ku soo Dhawoow
Mareegta Far-Shaxan
  ha moogaan mareegta u ban baxday raadraaca taariikhda, dhaqanka iyo hidaha
  Tifatirayaasha Farshaxan way ka madax banaan yihiin fikradaha gaarka ah ee ku sugan halkan

Bashiir Sh. Cumar Good |   | 

  Hordhac
    
    Bashiir Sh. Cumar Good"
    
     
African    Dib U laabo

    
    
               African Phoenix
    
    	    Out of the ashes of a phoenix
    		A new African phoenix is born
    		As black and as famished as ever
    		Carrying the same loads of thorn
    		The same batches of infamy
    		Of disease, of wars, of hunger
    		The same scars in the horn
    		As politicians to each others whisper
    		Sweet lies; with no conscience to scorn
    		As they exhale and praises inhale over dinner
    		And more ranks to their siblings adorn
    		Africa stands aloof as distant as ever
    		As unique as an alien unicorn
    		Writhing in mounts of litter
    		Burdened, broken and outworn
    
    		O'Africa;
    
    		You bleeding mammoth of mother
    		You vale of tears; of forlorn
    		Your love is ebbless and silent as a river
    		Your smile as homely as spring as morn
    		You cry for us when we in far lands shiver
    		You sing for us when we are buried and born
    		You grieve for us when we in your arms suffer
    		You pamper us when we are tired and torn
    
    		O' Africa;
    
    		You carcass for every alien scavenger
    		You open wound to every Jabir and John
    		How oblivious you are to your Saracean slaver
    		What a merciful saint you are; what a pawn
    		To every megalomaniac and messianic vulture
    		Wasn't it Nkrumah who first saw the throne?
    		They banished him; I can vividly remember
    		They betrayed him for few sacks of corn
    		And after forty years of wines and winter
    		After lifeless, loveless, long nights of lorn
    		After decades of the eternal death's encounter
    		Do I see or do I dream of the first signs of dawn
    		Oh! No; don't you wake me up brother
    		No; not to the same howls and horn
    		Not to the same wolves' prayer
    		As the new century's lonely lovelorn.
    
    
    		Bashir Goth
    		July 11, 2002
    
    
    
    
    
    
      - 

Allow Hana Doorin   Dib U laabo

Wuxuu yidhi:

    Allow Ha Na Doorin
    
    ( O’ God  metamorphose us not )
    
    By Bashir Goth
    
    Cabdow nin dareenka
    Darbaal laga saaray
    
    Wanaag laga duugay
    
    
    
    Dubaaqiyo ruuxa
    
    Qofkii ka dulloobay
    
    Damiirkaba tuuray
    
    Dugaagnimo doortay
    
    
    
    Dabiibka dhashiisa
    
    Dabayshu ka xaaqday
    
    Inuu ka daweeyo
    
    Dalkaw imanaaya
    
    Xadhkaw dabanaaya
    
    
    
    Carruurtaba duunyo
    
    Inuu darag (drug) siisto
    
    Intaa debiraaya
    
    Darkaw xidhanaaya
    
    Ayaa dunta gooste
    
    Dadayni karaaya    * (re-humanize)
    
    Allow ha na doorin
    
              ***
    
    Dadkaa Xamar jooga
    
    Hashii dambarkeedu
    
    Markuu darar dhaafay
    
    Lammaana is doortay
    
    U deeq ugu geeyey
    
    Kuwaa ban ku dooxay
    
    
    
    Kuwaa duhur maalin
    
    Daleed cad fadhiistay
    
    Maryaha iska dalliijay
    
    Wixii la duduubay
    
    Dunuub la gorfaystay
    
    Xaaraan ducanaaya
    
    Ayaa dunta gooste
    
    Dadayni karaaya
    
    Allow ha na doorin.
    
              ***
    
    Qof daabad sideeda
    
    Inuu darbi fuulay
    
    Amaa dar faruuray
    
    Amaba dugsi meel ah
    
    Cirkii dirikiiyeen
    
    U doobi culaynay
    
    Da’daan filanaynay
    
    Carruur ku digeeyey
    
    Hiyigu u daloolin
    
    
    
    Wuxuu hengal dawga
    
    Ku dhaafay digaafo
    
    Dibaw mildhanaynin
    
    Digiigixanaynin
    
    Ayaa dunta gooste
    
    Dadayni karaaya
    
    Allow ha na doorin.
    
              ***
    
    Ninkii duco sheega
    
    Amaba nabad doona
    
    Duqayda hagaastay
    
    Haween dulmartooda
    
    Wuxuu dun xariira
    
    Dalkeenu ku faanay
    
    Carruur daranyooday
    
    Dadkeena dhammaanba
    
    Daaduun xumadooda
    
    
    
    Ninkii doc u xaadha
    
    Hagoog u daleeya
    
    Jidiinka dillaacay
    
    Afkooda dariiqa
    
    Diqsigu ka samaystay
    
    Macaan ku dareersha
    
    Dafuufta ka maydha
    
    Kuwaa darbanaaya
    
    Wanaagga dilaaya
    
    Dubuurtiyo luunka
    
    Ammaan ka dayaaya
    
    Xumaan dugsanaaya
    
    Ayaa dun go’ooyin
    
    Dadayni karaaya
    
    Allow ha na doorin.
    
              ***
    
    
    
    Nin diigga aroorta
    
    Markuu daakiraada
    
    Islaamku dareero
    
    Khayraad dalganaayo
    
    Xammuul deligiisa
    
    Intuu ku duduubo
    
    U daankana buuxsho
    
    Dubkiisa harraaday
    
    Durriin ku qulaansho
    
    Hubaal dumbuqiisa
    
    Intuu degta saaro
    
    Rasaas daf ka siiyo
    
    Tacshiirad dabshaan ah
    
    Hammuuni dirayso
    
    Intuu ka dayaansho
    
    Hadduu dad la waayo
    
    Bisaaska dilaayaa
    
    Ayaa dunta gooste
    
    Dadayni karaaya
    
    Allow ha na doorin
    
              ***
    
    Adduun kala daadatay
    
    Xumaanta duqeedu
    
    Dubihii xaqa haysto
    
    Xaaraan nin durduurtay
    
    Daliilka macneeyey
    
    Garaad daranyoobay
    
    Geedkii damalkiiye
    
    Ka doodayey aarku
    
    Hadduu dabagaale
    
    Dooyaystay hadhkiisa
    
    Xishood li’i duubtay
    
    Dad foolxumo doortay
    
    Distoorkiyo diinta
    
    Gidaar ku duqeeyey
    
    Miyey dulucdaydu
    
    Hiyiga u daloolin
    
    Allow ha na doorin.
    
              ***
    
    Reeraha dalanbaabi
    
    Doonyaha la halaabay
    
    Badweyn kula duugmay
    
    Dubkoodana sheegta
    
    Kuwaa dafiraaya
    
    
    
    Ninkii u dab doontay
    
    Dubaalad ifkeedu
    
    Dal dheer ka biniinay
    
    Dabaylina hayso
    
    Ninkii dayax mooday
    
    Dardaar werintiisa
    
    Inaanan ku daalin
    
    Docdayda ka waabto
    
    Dantayda ka raacdo
    
    Haddaan talo doortay
    
    
    Ninkii igu diidan
    
    In aannu daleedda
    
    Daadka u wada jiifno
    
    Mooskaan dacar toonshay
    
    Inuu qar dillaacsho
    
    U soo degdegaaya
    
    
    
    Haddaan kaba dayrto
    
    Berliin derbigeedi
    
    Gudboon ku dabbaalo
    Miyaan dembi geystay
    
    Allow ha I dayrin.
    
    
    
                       Bashir Goth
    
                            14th May 2001
    
    
    

    Xigasho:Somaliland.net

Soo Socda   Dib U laabo
    
    
    
    
    
      

    Xigasho:

    Soo

Soo Socda   Dib U laabo
    
    
    
    
    

    Xigasho:

Soo Socda   Dib U laabo
    
    
    
    
    
    		  
Soo Socda  Dib U laabo
    
    .
    
    
Soo Socda  Dib U laabo
    
    
    
      
SooSocda  Dib U laabo
    
    
    
    
      
Soo Socda  Dib U laabo
    
    
    
    
        
Soo Socda  Dib U laabo
    
    
    	


Soo Socda   Dib U laabo
    
    
    
        
Soo Socda   Dib U laabo
    
    
    
        
Daalo   Dib U laabo               Dib U laabo Soo bandhige: Fu,aad Sh. (Bahda Mareegta Farshaxan) Xigasho: Mareegta Hoyga Suugaanta   Mareegta Aftahan Mareegta Kaydka Suugaanta Copyright ©2003- Mareegta Raadraac ee Farshaxan. All Rights Reserved.