Ku soo Dhawoow
Mareegta Far-Shaxan
  ha moogaan mareegta u ban baxday raadraaca taariikhda, dhaqanka iyo hidaha
  Tifatirayaasha Farshaxan way ka madax banaan yihiin fikradaha gaarka ah ee ku sugan halkan

kula xidhiidh Bahda Farshaxan EMAIL ..

LIISKA XASUUQII LOO GAYSTAY SHACABKA SOMALILAND

    
    
    
    Dadkii la xasuuqay:
    
     ISAAQ:                OGAADEEN          GADABUURSI          MADIGAAN
    H.A= 24                  3                   1                 1
    H.Y= 14
    C.G=  7
    H.J=  7
    ARAB= 2
         ---
         54                  3                   1                  1        =59 Qof
    
    Magacyadoodiina waa kuwan:
    
    
    1.Ibrahim Hasan Gelle(H.Y) US-OMC-somalia
    2.Ibrahim H. Abdillahi Dirie(H.Y)Businessman
    3.Mohamed Ismail Ahmed(H.Y) Businessman
    
    4.Yusuf Mohame Handulle(H.Y)USAID
    5.Saeed mohamed Mumin(C.G) Ass.pro.Lafole S.N.U
    6.Musa Abdi Gaas(C.G) Businessman
    7.Hussein Ali Aden(H.J)Businessman
    8.Saeed Nur Musa(H.J)businesman
    9.Abdirahman Mohamed Bihi(H.J)Businessman
    10.Abiwahab Farah Ahmed(H.Y) Student
    11.Abdifatah Ahmed Jiir(H.J) Student
    12.Hassan Aw Nur Barud(H.Y) Businessman
    13.Mohamed mohamud Abdi(H.A) Businessman Isla imandii Lagu Xasuuqay Jaziira
                                 weeye Waxay inankan Walaalo Yihiin inamada hoos
                                 iman doona waa inankii koowaad eed ku aragtaan Bajkan
    14.Ali Mohamed Abdi (H.A) Student & 15Matan Abdi Habashi(Arab)Student Midi waa mid
                            ka mida inamada Walaalaha ah oo waa kii labaad eed !
                            Ku aragtaaan Halkan Inanka kale Ee ee Midig xiga Marxuum
                            Mataanna Waa sxb kii inamadaa Dhilin yarada ahi maxay
                            galabsadeen ee lagu dilay isaaq baad tihiin uun baa laga ursaday
    15.Hassan Aw Nur Barud(H.Y) Businessman
    
    16.Abdi Mohamed Abdi (H.A)Technician Marxuumkan ad arkaysaan Sawirkuusu waa markaas oo
                             wiig uun aroos ahaa Ka dibna Gabadhaasina halkaa ku nin beeshay
                             Labadaa Arooska ahaa baa lakala dhuftay Ilaahay ha u naxariisto
                             Cabdi Maxamuud waa inakii Sadexaad ee aad ku aragtaan Sawirakan
                             ee wada dhashay
    17.Ahmed Yassin Omar Jama(H.A) Businessman
    18.Mohamed Abdi Hassan(H.A)Businessman
    19.Ibrahim Hassan Ege(H.A) Technician
    20.Abdi Muhumed Daud (H.A) Businessman Ninkan Waa nin yar oo dhalinyaro ahaa Noloshiisuna
                               ay Markaas uun u bilaabmaysay Waxa ay Wax isku yihiin Inankaa
                               Hore
    21.hassan Abdi Muhumed (Arab) Businessman
    22.Ali Mohamed Dirie(H.J) C.Serv
    23.Jama Mohamed Abdi(H.A) Trader Waa mid ka mida Inamada Walaala laha ahaa Waxaad dareemi
                               kartaa hooyadii Xanbaartay Maanta Sida ay Dareemi karto Inamo ay
                               dhashay oo wada dhalinyaro ah oo aanay wali dheeftooda dhadhamin
                               ayaa Inta Waxshnimo loo dilay hadana Waxshnimo loo aasay...
                               fikir Maanta inankani waxa uu ka mid ahaan lahaa aniga iyo
                               Adiga Lodkeena waana inankii afraad Eed halkan ku aragto ee
                               la dhashay Inamadii hore
    24.Abdi Osman Dubad(H.Y)Trader
    25.Husein Omar Husein(C.G) Trader
    26.Moh amed Musa Mohamed(H.Y) Trader
    27.Ahmed Hassan Elmi(Dheereeye) (H.A)Sportsman
    28.Muhumed Abdillahi Warsame (Madigan)Trader
    29.Mohamed-Bashe Abdillahi Hebaan(H.A)Trader
    30.Abdirahman Ahmed Dhimbil (H.A) Civil servent
    31.Hussein Muhumed Farah (H.A)Civil servent
    32.Mohamoud Bacadle (H.Y) Civil servent
    33.Jama Aden (barosin)(H.J) Civil servent
    34.Abdirahman Mohamed Osman(beledi)(H.A)Trader
    35.Warsame Dugsiye Reydal (G.B) Trader
    36.Barre Osman Abdi (C.G) Trader
    37.Abdirizaq Aydiid Mohamed (H.A) Student
    38.Hussein Osman Jama (H.A)student
    39.Khadar Mohamed Ahmed (H.A) Student
    40.Bihi Ibrahim Ahmed (H.A) Student
    41.Hassan Nur Hersi (H.A) Student
    42.Abokor Mohamed Yousuf (H.A)Trader
    43.Hassan Guure Abdi (H.A) Trader
    44.Khadar nuur Jama (H.A) Trader
    45.Ahmed Yusuf Ibrahim (H.A) Trader
    46.Mohamed Osman Ja! ma (H.A)Trader
    47.Farah Ismail Awale (H.Y) student
    48.Yusuf Abdillahi Roble (C.G) graduate Dr.
    49.Dayib Abdi Burale (H.Y) Trader
    50.Dahir Mohamed Jama Warfaa (H.Y) Trader
    51.Ali Aw-Muhumed Mohamed (burale)(C.G) Trader
    52.Muhidin Macalin Ahmed (Ogaaden)
    53.Saadiq SH. Ahmed (ogaden)
    54.Bahyaal Muhumud Jiri (Ogaden)
    55.Fuad Abdillahi Ibrahim (Arab)
    56.Daud SH. Ibrahim (H.Y).
    57.Hussein Kheyre Abdi (H.J)
    58.Rashid Mohamed Osman (H.A)
    59.Abdi Barre Osman (C.G) graduate
    
    
    
    
    
    
    
    
    
    
    

Copyright ©2003- Mareegta Raadraac ee Farshaxan. All Rights Reserved.