Ku soo Dhawoow
Mareegta Far-Shaxan
  ha moogaan mareegta u ban baxday raadraaca taariikhda, dhaqanka iyo hidaha
  Tifatirayaasha Farshaxan way ka madax banaan yihiin fikradaha gaarka ah ee ku sugan halkan

kula xidhiidh Bahda Farshaxan EMAIL ..

Xasuuqii Ummada-Yaa ka danbeeyey

         (Taariikhdu way sugan tahay,lamana badali karo,ilawna ka dheer)
    
          Xukunkii keligi taliyaha ahaa ee ka jiray dawladii la odhan jiray Soomaliya
    wuxuu si badheedh iyo gabasho la'aan go'aan loo dhan yahay ugu gaadhay in xasuuq
    raad reeb ah lagu qaado ummada Isaaqa ah ,iyadoo loo adeegsaday af,adin ,maal iyo dhamaan
    wixii suurto galinaya fulintaanka hawshan iyadoo warqadii Morgan ee markhaati ma doonku ay si
    cad uga warantay hawlgalkan lagu guda jiray,aduunkana u soo bandhigtay inkastoo aanay joojin
    mashruucan dabargoynta beesha Isaaqa eey sii siyaadisay iyagoo ku dadaalayey inay hore u
    dhamaystiraan,Ilaahayse ma qadarin ee dawladii ayaa ku burburtay kuna baa'ba'day ..
            Hadaba hawlgalkan inta ka fushay iyo intii ka fuli waydayba ayaa  abaabulayaashii iyo
    kuwii ka qayb qaatayba la raadinayo lamana odhan karo hayb qudhay ahaayeen ee dhamaan haamaha
    Ummada Soomaliyeed ayey ka koobnaayeen ku dar qaar ka mid ah baashan la suntadaynoo..
    
         Hadaba qoraaladan waxaynu ku soo bandhigi doonaa hawlgaladaa foosha xun ee ka baxsan
    bani'aadanimada .Laakiin su,aasha mudani waxay tahay yaa bixiyey amarada fulinta mashruuca
    gumaadka beeshan ,yaase ka qayb qaatay????????
    
    
    

    I-Ayaa Ka Danbeeyey

    II-Xaq Marinta Xasuuqyadii

    III- Xasuuqyadii ka dhacay goobo cayiman

    Xasuuqii Hargeysa

    Labadii kawaan ee Maka Durdure iyo Kii Morgan

    Xasuuqii Gabiley

    Kawaankii Shariif Cali

    Xasuuqii ka dhacay Ceerigaabo

    Kawaankii Ceerigaabo
    Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa magacyadii iyo qabiilooyinka ama jifida ay ka soo jeedeen dadkii lagu xasuuqay Ceerigaabo 16 bishii March 1989.Waxaa lagama maarmaan ah in la xuso qabiilooyinka, waayo, .....

    Xasuuqii Kalshiikh,Ceerigaabo

    Kawaankii Kalshiikh:
    Xasuuqii tuulada Kalshikh ee taariikhdiisu aheyd Oktoober 1988,waxaa dadka lagu gumaadey halkaa tiradoodu ahaayeen 44 nin.Waxaa laga ururiyey tuulada laguna ururiyey iska rogo , ka dibna .......

    Xasuuqii Bohol ,Ceel Af Weyn

     Kawaankii Bohol Ceel Af Weyn
               Sida la ogyahay waxaa laga jooga waqti dheer markii xasuuqani dhacay ,
               waxaanan isku daynay inaan soo ururino intaan heli karno magacyadii
               dadka lagu xasuuqay  BOHOL, waana kuwan
               

    Xasuuqii Berbera

    Kawaankii Berbera (SOO SOCDA)

    Xasuuqii Burco

    Kawaankii Burco (SOO SOCDA)

    Xasuuqii Jaziira

    Kawaankii Jaziira

    Liiskii xasuuqii Jaziira

    Kawaankii Jaziira dadkii lagu xasuuqay- IV Iyadoo wali aanay so bixin cid cadaysatay inay ka danbaysay ama ku lug laheyd xasuuqyadan ,ayaa ummada reer Somalilaand ay daba joogaan inay dadkii hawlgalkan fulinayey gacanta ku dhigaan si sharciga loo horjoojiyo. Waxaa dadka magacdooda la xusay ka mid ah Gaashaanle sare Ibraahim Bare  - Canjeex oo la aaminsanaa inuu ka danbeeyay xasuuqii jasiira ee 17kii July 1989.Waxaa hadaba waraysi la yeeshay ururka ma daalaanka ah ee SDWO ,waana kan waraysiyadii:

    i-Qaybtii Koowaad-Waraysi Canjeex

    ii-Qaybtii Labaad-Waraysi Canjeex

Copyright ©2003- Mareegta Raadraac ee Farshaxan. All Rights Reserved.