Ku soo Dhawoow
Mareegta Far-Shaxan
  ha moogaan mareegta u ban baxday raadraaca taariikhda, dhaqanka iyo hidaha
  Tifatirayaasha Farshaxan way ka madax banaan yihiin fikradaha gaarka ah ee ku sugan halkan

Farshaxan Kheyriyada Farshaxan

Bahda Farshaxan EMAIL ..

 



				Abril waa lix maantana
				Astaan weeye mudanoo
				ururkii jihaad galay
				Loo taagay udubada

				Allahayaw dul badanaa
				Aasaasayaashii
				Lagu xidhay abdaaliyo
				Allanbaqa mandheera ah
				Annigaa se xaal siin

				Ummaduna abaalkii
				Weli way u haysaa
				Arag farax leh baa jira
				Ku liddiya ilawshaha
				Eegmaduna raad tahay
				Ayaamihii xornimadiyo
				Astaynaaya waagii.

							 Cawaale Ibrahim Hussein



Taariikhdu waa hagaha kaliya ee sugan tilmaamana ummad kasta.Sidaa darteed mar walba in
la xaqiijiyo oo la ururiyaa waa xilalka ugu waaweyn ee ummad kasta iskeed u saaran.Ummada
reer Soomaaliland ka dib markay iyagoo danta guud ee qawmiyada Soomaaliyeed eegaya
ay lixdankii  doorbideen isku keenida qawmiyada Soomaaliyeed ayey horseed u noqdeen isku
darsadkii British Somaliland iyo Italian Somalia.


Hase yeeshee markii maamuladii kala danbeeyey si danta guud  ka durugsan ugu hal
maaleen kheyraadkii,deeqdii iyo nidaamkii dawladnimo laheyd ayaa waxaa soo baxay
in si bani'aadnimada ka durugsan oo ah dhac,boob iyo dil loogu abaal guday ummadii
xoriyadeedii danta guud u hurtay ,bal u fiirso hadalada mid  ka mid ah muumuladii
lixdankii:



Aasaasayaashii ururkii S.N.M:


			1-Ahmed Mohamed Gulied(First Chairman) 
2-Ahmed Ismacil Dikhsi (First General Secretary)
3-Dr. Abdisalam Y. Mohamed Secretary for foreign affairs
4-Said Abdillaahi Egal (First Secretary for internal affairs)
5-Ahmed Gulied (Zaili) (First Party Secretary)
6-Hassan Essa Jama (First Political Secretary)
7-Mr. Mohamed Ahmed Zaidi (First Secretary for Finance)
8-Mohamed Hashi Eilmi (First Secretary at large)

Mujaahidiintii Soo Halgamay
Muj. Aadan Sheekh Maxamuud (Aadan Shiine)
Muj. Cabdiraxmaan Aw Cali
Muj. Axmed Dhagax
Muj. Maxamed Cali
Muj. Maxamed Kaahin
Muj. Col. C/llaahi Siciid
Muj. Sh Yuusuf Sh Cali Sh Madar
Muj. Yaxye X Ibraahim
Muj. Dr. Maxamed Aw Cali
Muj.C/qaadir Koosaar
Muj. Haybe Cumar
Muj. Maxamed Xirsi Xasan
Muj.Axmed Nadiif Caynaan
Muj.Dayib Gurey
Muj.Maxamed Haybe
Muj.Qojob
Muj.Shakiib Suldaan
Muj.Xasan Saleebaan (Ina Saleebaan weyne)
Muj.C/llaahi Cuddo
Muj.Maxamed Axmed Maxamuud (Islaweyn)
Muj.Haragwaafi
Muj.Maxamuud Xaaji Xasan (Hurre)
Codsi: Dhamaan mujaahidiintaa kor ku xusan iyo in badan oo kaleba in taariikhdoodii la xuso lana qiimeeyo ayey muteen ee dadaalkaaga qof waloowba muuji oo ka qayb qaado hawlgalkan lagu baadigoobayo taariikh nololeedkii mujaahidiinta ..Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan. Taariikhdani waa dhaxalka ma guuraanka ah ee ummada . Soo Bandhige: Fu'aad Sh. Bahda Mareegta Farshaxan Http://www.farshaxan.com

Copyright ©2003- Mareegta Raadraac ee Farshaxan. All Rights Reserved.