Mujaahid Idiris Cismaan Guray
Halgankii ummada iyo Hagarli'idii mujaahidka.
Hanti iyo nafba loo hur halgankaa.
Dhaxalkoodiina maanta lgu liibaan.
Halgamaagii SNM
Taariikhda waxaynu ku dhigi dhawrkan
halgamaa oo ka siman inay dhamaan u
soo halgameen dalkeena ,kaalin
muuqatana kaga jiray dagaaladii hubeysnaa
ee xaq u dirirka ahaa midhihiisiina iminka
la guranayo iyadoo waliba la hadhsanyo geedkay
dhiigooga ku waraabiyeen
Click here for more>>
Halyey la hilmaamey
Halgamaagii SNM miyaa la hilmaamey mise
taariikhdaa lagala maagey in sharafta ay muteen qalinka lagu dhigo .
Bal u fiirso magacyadan iyo inta taariikhdooda laga ogyahay oo aad wax
loola yaabo ah .Halyey hurey naftiisii qaaliga aheyd xataa qoraal in
lagu xuso lagala bakheyley
Click here for more>
Hawlgalkii Birjeex
Hawlgalkii Birjeex wuxuu ka mid
ahaa guulihii ugu waaweynaa ee SNM,
kuna naf waayeen dad badan sida
C/laahi Koosaar,Cabdilaahi Cabdi Good,
waxaase nasiib daraa in la ilaawey
kuwaasi maanta
click here for more
Hawlgalkii Madheera
Hawlgalkani waa mid si heersare u qorsheysan loo hagey ,loona fuliyey waana lagu diirsadey
Click here for more>>